Machad Horumarineed · Lasanod, Somalia

Lastech Academy

Waxaan nahay machad horumarineed oo bixiya koorsooyin tayo leh oo ku saabsan IT, Ingiriisi, iyo teknoolajiyada casriga ah u2014 online iyo offline.

3,000+ Arday
50+ Koorsooyin
9+ Sano
4.9★ Raalli ahaansho
Tababar Gacanta

Courses ka offline ka ah

  • Xirfad fudud, faa'ido badan
  • Macallimiin xirfad leh
  • Equipment casri ah
Nala soo xiriir
Koorsooyin

Latest Courses

Koorsooyinka ugu dambeeyay — online iyo offline

Koorsooyin waa la soo gelin doonaa dhawaan.

Ku saabsan

Maxaad u dooranaysaa Lastech?

Tababar xirfadeed, macallimiin khibrad leh, iyo shahaado la aqoonsan yahay — Lasanod iyo online.

Macallimiin Khibrad leh

Wax ka baro xirfadlayaal khibrad dhab ah leh.

Shahaado

Hel shahaado la aqoonsan yahay markaad dhammayso.

Helitaan Joogto ah

Dib u eeg casharrada markaad rabto.

Bulsho

Ku biir shabakad firfircoon oo ardayda tech ah.

Testimonials

What Our Clients Say

Real feedback from students and teams who trusted Lastech to build their skills.

★★★★★

"Koorsadan waxay iga caawisay inaan si degdeg ah u barto farsamada gacanta. Macallimiintu waa xirfad leh, qalabkuna waa casri."

Axmed Maxamed

Farsamada Gacanta

★★★★★

"Waxaan ka helay aqoon dhab ah oo network-ka ah. Mashruucyada gacanta ayaa iga dhigay mid diyaar u ah shaqada."

Sahra Cabdi

Network Engineering

★★★★★

"Lastech waxay iga beddeshay qof bilow ah oo aan hubin mustaqbalkiisa, una beddeshay qof xirfad iyo himilo leh."

Xawa Maxamed Cali

Graphic Design

Iskaashi

Our Partners

STEM

Shaqodoon Organization

Jamhuuriyadda National University

JIC

Nugaal University

STEM

Shaqodoon Organization

Jamhuuriyadda National University

JIC

Nugaal University

Hello, how can I help?

Lastech Support

Waxaan diyaar u nahay inaan kaa caawino koorsooyinka, diiwaangelinta, iyo macluumaadka.

Contact Us Browse Courses